Friday, May 3, 2024
spot_imgspot_img

Baladweyne Nin Walaalkiis ka yar ku dilay Xaafada Howl-wadaag.

Sabti-20-April-2024 {HMC}  Allaha Unaxariistee Waxaa Galabta Magaalada Baladweyne Lagu dilay Sharmaarke Muuse Saxan-diid oo Kamid aha Dhalinyarada Xaafada Howl-wadaag.
Dilkiisa waxaa geeystay Walaalkiis ka weyn oo lagu Magacaabo Cabdisalaan Muuse Saxan-diid. Labada wiil ayaa isku Khilaafay Suuli ama Musqul laga dhisayay Guriga qeeyb kamid ah waxaana ugu dambeeyn Sababtay in Sharmaarke Goobta lagu dilo. Dilkiisa waxaa u Adeeg Saday Birtii Musqusha lagu qodayay.
Meeydka Marxanuunka waxaa Idaacada Hiiraanweyn u Xaqiijiyay Maxamed Xasan Cali oo ku sugnaa Goobta uu dilka ka dhacay.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {03-05-2024}

Jimco 3, May 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ;Abdirahmaan Osmaan...

{DAAWO MUQAALKA} Gantaal Nooca Cruise-ka oo maanta ku soo dhacay Gobolka Sool ee Soomaaliya

Jimco-03-may -2024 {HMC} Gantaal Nooca Cruise-ka oo maanta ku soo dhacay Gobolka Sool ee Soomaaliya HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/IDUbKPEiZN4

WARARKA