Thursday, May 2, 2024
spot_imgspot_img

Galmudug iyo Hirshabeelle oo Ciyaartii Galabta ku kala Baxay Bar-Bardhac,yaasa Cayaarayo Maalinta Biri ah

Jimco Dec:-29-2023-{HMC} Waxaa goordhaw soo idlaaday kulankii ugu horeeyay ee ka tirsan tartanka Kubadda Cagta dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo galabta dhexnaray xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle oo ciyaartooda kusoo dhamaaday barbaro gool iyo gool ah.

Raysal Wasaare Xamse ayaa  ugu horeyn ku bogaadiyey bahda ciyaaraha Soomaaliyeed sida ay ugu mideysan yihiin xoojinta is dhexgalka, nabadda iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyntii Ciyaarta galabta dhexmartay xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa aheyd mid ka mid ah kulamada ugu xiisaha badnaa ee isha lagu haayay waxaana u daawasho tagay boqolaal dadweyne ah oo u badnaa taageerayaasha labada kooxood ee Galmudug iyo Hirshabeelle.

Maalinta berito ah haduu Alle idmo waxaa la ciyaari doona kulanka labaad ee tartankaan waxaana wada Ciyaari doona xulalka Banaadir iyo koonfur Galbeed.

{DAAWO MUQAALKA} Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo tababar usoo xiray ciidama cusub

KHamiis-02-may -2024 {HMC} Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo tababar usoo xiray ciidama cusub HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/TtHoXbuvstw

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 02-5-2024

KHamiis-02-may -2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiraxmaan Macalin & Cabdiyare Farsamadii...

WARARKA