Monday, April 29, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Diyaradda Egypt Airlines oo duulimaad toos ah ka billowday Muqdisho

Arbaco-20- March-2024 {HMC} Diyaradda Masar Airlines ayaa markii ugu horeysay duulimaad toos ah ka billowday Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Xasan sheikh oo shirar xasaasi ah ugu qayb galaya magaalada Nairobi.

isniin-29-April-2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-galo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha...

{DAAWO MUQAALKA} Beesha Biimaal oo hubkooda qaatay si ay isaga difaacaan Xooha AS.

Axad 28, April  2024 {HMC} Beesha Biimaal oo kamid ah beelaha dago Gobolka shabellaha hoose ayaa Caawa la so baxay hubkooda si ay iskaga...

WARARKA